C/kariin Guuleed:”Haddii DF xal keeni weyso, dowlad kale ayaan ka garab dhiseynaa”

Madaxweynihii hore ee Galmudug ahna Musharax Madaxweynaha Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed ayaa ka dhawaajiyay qorshaha u degsan mucaaradka, haddii maaxda DF ku adkeystaan ineysan waxba ka bedelin guddiyada doorashada ee ay magacowday. C/kariin Guuleed oo xalay ka qeyb galay barnaamij dood ah oo su’aalo lagu weydiinayay ayaa sheegay in haddii uu sii socdo ismari waaga … Continue reading C/kariin Guuleed:”Haddii DF xal keeni weyso, dowlad kale ayaan ka garab dhiseynaa”